Sargaal kasoo goostay Al Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka dowlada (Akhriso Magaciisa)

Warbaahinta ku hadasha afka Dowlada Soomaaliya ayaa baahisay in Sargaal katirsanaa Kooxda Al Shabaab uu isku soo dhiibay Ciidanka Dowlada ee ku sugan Degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Sargaalka kasoo goostay Al Shabaab ayaa magaciisa lagu sheegay  Cabdi Nuur Macalin Xasan , waxaana ninkan oo hubeesnaa isku soo dhiibay lana joogaa ciidamo katirsan Dowlada. Isxaaq Xuseen … Continue reading Sargaal kasoo goostay Al Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka dowlada (Akhriso Magaciisa)